Madaxweyne Trump oo isticmaalay Daawo marar badan ay ka digeen dhaqaatiirta

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump oo warbaahinta kula hadlay aqalka cad ayaa shaaca ka qaaday in uu isticmaalay daawo loo yaqaan hydroxychloroquine oo lagu daweeyo cudurka Malaariyada. Waxa uu sheegay Madaxweyne Trump in uu dhawaan bilaabay isticmaalka daawada hydroxychloroquine iyo daawo kale oo xoojisa difaaca jirka qofka, waxa uuna daawadan tilmaamay in ay u roontahay … Continue reading Madaxweyne Trump oo isticmaalay Daawo marar badan ay ka digeen dhaqaatiirta